Musharaxa ku Guuleystay Codadkii Jamhuuriga Iowa

0
331

Musharaxa madaxtinimada Maraykanka Ted Cruz, ayaa ku guulaystay codadkii ugu horreeyay ee isreebreebka musharixiinta xisbiga Jamhuuriga ee lagu qabtay gobalka Iowa.
Wuxuu helay 28% codadkii la dhiibtay ee Jamhuuriga.
Waxaa ku soo xigay ninka la filayay in uu ku guulaysan doono codadka ergada Donald Trump oo helay 24%.
Iyadoo codadkii Dimuqraadiga kalabadh  ka badan la tiriyay ayaa musharaxa Hilary Clinton, waxa ay aad isaga ag dhaw yihiin ninka kula loolamaya hogaanka xisbiga Senator Bernie Sanders.
Ergada Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga ayaa isugu soo uruuray in ka badan kun goobood oo ka tirsan gobalkaasi.
 
“WeChat ee Shiinaha ayaa leh in ka badan 500 oo qof oo isticmaala, halka Line ay dad badan isticmaalaan Japan, iyo Kakao Talk oo aad looga isticmaalo Kuuriyada Koonfureed. Laakiin WhatsApp ayaa ah mida ugu isticmaalka badan caalamka.
 

Leave a Reply