Qasriga Dahabka ah ee ugu qaalisan Dunida

0
426

Qasriga dahabka ah ee boqortooyada Colomona ee Russia ayaa noqday kan dunida ugu qiimah sarreeya. Qasrigan oo dhisnaa muddo 400 oo sanno ah , waxa mar labaad la cusboonaysiiyay qarinigii boqortooyadii  Katarin ee labaad. Waxa uu ka dhisan yahay 20 kun oo tan oo dahab ah, iyo looxa qaaliga ah . Qarsigan waxa kaleiya ee lagu qaabilaa wakhtigan madaxda iyo boqorrada dunida. Mana jirto qof kale oo lagu qaabili karaa.

Leave a Reply