Daraasad laga soo saaray dalka Bortiqiiska ayaa shaacisay faaโโiidooyinka qarsoon iyo siro badan oo ay leedahay saliida Saytuunka taasi oo dawo ka ah ka hortagga xanuunada wadanah , Iyadoo daraasaddu sabab uga dhigtay isku dhisyada ay ย ka kooban tahay saliidani.
Waxa kale oo ay cadeeyeen in Saliiddani aya ka hortagto inay dhawacayco gaadhaan unugyada dhiigga.ย ย Warbixintan cilmiga ah oo lagu daabacay Wargeysa wax ka qora nafaqada iyo caafimaadka ย ย ayaa intaasi raaciyay in saliidani ka hortagto burbur ku yimaadda unugyada dhiiga cas iyo ogsiijinta ku jirta.
Cilmi baadhista ayaa cadaysay in qofka si joogto ah u isticmaala uu a caafimaad badan yahay qof aan isticmaalin saliidda saytuunka
Iyadoo cimi baadhis ย kalena ay cadaysay tiinka iyo caleemihiisba inay faaโโido weyn ku jiraan oo waxtran u leh aadamiga.






















