Buurnidu Waxay Saamaysaa Shaqada Wadnaha

0
681

Daraasad cusub ayaa shaacisay in buurnida xad dhaafkaย  ay cimriga qofka soo gaabiso. Daraasadan oo laga qaaday dad kumanaan qof ah oo dhalinyaro daโ€™doodu tahay 20 sano iyo kuwo daโ€™ weynba ayaa cadaysay in buurnida iyo baruurta badani ay sababaan caafimaad xumo.
Daraasadan oo ay qaadeen khubaro Maraykan ah ayaa sheegtay in buurnida iyo baruurta xad dhaafka ahi ay saameeyaan shaqada wadnaha iyo dhamaan dareenada jidhka.ย  Taasi oo keenta xanuunada wadna xanuunka iyo faaligga marka laga yimaado kaadi macaanka oo inta badan ay sabab u tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here