Dhakhtar Shiine Ah oo Curyaana, Haddan Meel kasta Ugu Taga Bukaanka

0
482

Waxa u suurta gashayย  gabadhaย  Lee Gorge oo curyaan ah inay riyadeeda rumayso. Waxay muddo dheere ku fikiraysay inayย  noqoto dhakhtarad. Waxay labadeeda lugood ku weyday shil markii ay yarayd. Wakhtigan daโ€™deedu waa 37 sano. Waxay imika muddo 15 sano ah dhakhtarad ka tahay deegaank ay ka soo jeedo oo ah deegaanka wadiyaan ee gobolka Tushuntushing ee koonfurta Shiinha.
Waxa jecel dadka maxaa yeelay qofka kasta oo u yeedha waxay u raacdaa oo ugu tagtaa guryaha iyadoo haddana curyaan ah. Waxaan wakhtigan guursaday nin isna ka tirsan deegaanka , kaasi oo aad u caawin jiray marka ay dadka bukaanka ah u tegayso isagoo dhabarkiis ku qaadi jiray.ย  Waxayna u dhashay hal wiil. Tan iyo mudadii ay bilawday waxay dawaysay dadย  gaadhaya 6 kun iyada oo oo kaalmaynayo ninkeedu.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here