Dawladda Hindiyaย ayaa soo saartay waraaqaha aqoonsiga oo la siinayo 88 malyuun oo Loโ ah,ย oo ku nool dalkaasi.
Xukuumadda Hindiya waxayย sheegtay inย mashruucanย ay u samaynayso waraaqaha aqoonsigaย ay ka qayb qaadan doonaan 100 kun oo qof . Ujeedada Mashruucanย ayaa lagu sheegay ilaalinta xanaanada iyo cafimaadka loโda.
Waxa kale oo mashruucanย lagu doonayaaย inย si dhab ah loo ogaado tiradeย Loโda ku noolย dalka iyo waliba wax soo saarkeeda.
Iyadoo dhinaca kale-naย la sheegay in sababo qarsoon oo kale ay jiraan oo ah in aanay Loโdu ka dabar guโin dalkaasi maadaamaย badi dadka bhinduuskย caabudaan,ย taasi oo haddii ay waayaan ama ayย yaraato Loโduย ay dhibaato imanayso.























