Qiso: Ma Qarin Kartaa Ceebaha Dadka ?

0
549

Boqorย  isha ka cawaranย  isla markaana laangadhe ahaa (jiis)ย  ayaa maalin isugu yeedhay ragii sawir gacmeedka yaqaanay oo dhan.

Wuxuuย  ku yidhi โ€œI sawira,ย  laakiin waaย  in aydaan haba yaraatee wax ceeb jidheed ah ii yeeliin oo aad qarisaan naafadaydaโ€.

Dhamaan sawirleyaashii way diideen waxayna ku jawaabeen โ€œMaya, adigoo cawaran oo laangadhe ah sidee ayaan qof caadi ah kaaga dhigi karaa? .

Markii boqorku ku adkaystayย  ayay iska tageen, ย laakiin mid ka mid ah sawirleyaasha ayaa ku yidhi boqorka:

โ€œAnigaaย  ku sawiraya adigoon ceeb lahaynโ€.

Kadib-naย  waaย  la yaabay laakiin xaqiiqdii wuu sawiray.ย  Waxaanuย  ka dhigay in boqorku ugaadhsanayo oo ishii cawar-naydย  uu isku qabtay, isla marakana lugtii curyaanka ahayd dhulka dhigtay si uu ugaadha u dilo.

 

Sidaas ayaynu u qarin karaa ceebaha dadka muslimiinta inkastoo ay muuqdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here