Xikamadaha Maanta

0
361

Ha sii eegin wixii tegay, ma jiro qof orodka ku guulaysta isagoo xaga danbe eegaya.

Farxaddu maaha inaad hesho waxaad doonayso wakkhti kasta ee waa inaad jeclaato waxaad haysatoย  Allah (sw) ugu mahadnaqdid.

Dadka caqliga badan waxay leeyihiin asxaab badan, cadowgooduna wuu yaryahay, waayo saaxiib sanad baad ku heshaa cadowna hal maalin,

Wakhtigu qofna ma bedelo, laakiin wakhtigu wuxu muujiya xaqiiqda qofka.

Arinta ugu wanaagsan ee ku difaaci kartaa markaad maqan tahay waa akhlaaqda iyo dhaqankaaga wanaagsan.

Ma jirto qof mar walba aan wakhti kuu hayn, laakiin waxay ku xidhan tahay muhimadda aad u leedahay qofksaai.

 

 

 

Leave a Reply