Calaamadaha Jidhka Ee Dadka Caqliga Badan

0
2421

Astaamaha qofka caqliga badan lagu garto ayaa siyaabo kala duwan loo sheegaa, waxaana jirta in qofka ay gacmihiisa suulashooda ku yaallaan calaamad cad ay taasi daliil u tahay inuu yahay qof caqli badan.

Waxa kale oo ay sheegeen in qofka aanay cidiyihuusu lahayn astaamo uu yahay qof iska caadi.

Waxa kale oo ka mid ah calaamadaha dadka caqliga badan iyagoo aad u jecel kelinimada taasi oo farxad ay dareemaan wakhtigaasi. Waxaana ay cidhiidh dareemaan marka ay asxaabta iyo dadka badan la jogaan.

Leave a Reply