khairi Hannoun Oo Ah 65 Jir Reer Falastiin Ah Oo Ka Waramay Falkii Arxan Darada Ahaa Ee Ku Dhacay.

0
680

“Markii ay dhulka i dhigeen ee ay gacmaha iga xidheen waxa kaliya ee i hor yimi wuxuu ahaa ninkii madawga muwaadinka ah ahaa ee George Floyd ee uu askarigii maraykanka ahaa qoorta kaga joogsaday ee uu ku dilay, noloshana waan ka quustay oo waxaan islahaa waad dhimanaysaa”. Ayuu yidhi Khairi Hannoun, oo ah 65 jir waayeel ah oo reer falastiin ah.

Leave a Reply