Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Madaxweynihii Ka Horreeyay.

0
488

Hargeysa-(Dawan)-Madaxweynaha Jsl mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac.

Kulankaasi ay wada qaateen madaxweynayaashu ayaa ahaa salaan sharafeed iyo hanbalyada munaasibadda ciidal adxada oo guud ahaan caalamka islaamka maanta laga xusay, lagana tukaday.

Kulankaasi ay labada madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland ay yeesheen waxa kale oo ku wehelinayay xubno ka tirsan golaha wasiirrada, ganacsato iyo mas’uuliyiin kale.

Leave a Reply