Xalka Qayb Ka Noqo, Dhibta Maya!

0
507

Buuga lagu magacaabo “ Dhibanayaash dhulka” ee uu qoray Frantz Fanon ayuu cadeeyay in dadka aqoonyahanka iyo xikmadyahandu haddii aanay ka qayb qaadan xalka mushkuladda, in ay  isu bedelayaan oo noqonayaan kuwo qayb weyn ka ah dhibta iyo mushkuladda taagan.

Aqoonyahanka waxa looga baahan yahay in dhibta jirta aanu isagu noqon mid dab ku sii shida ee uu noqdo mid xalkeeda raadiya. Inta badan mushkuladaha abuurma ee beelaha ama deeganada waxaad arkaysa dad iyagu holac ku sii shida oo sii fogeeya xalka mushkuladda iyagoo inta badan uga jeeda siyaasad iyo mucaaridnimo.

 

 

 

 

Leave a Reply