Sidee Koriinka Maskaxda Loo Saameeya!

0
213

Cuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood u leedahay doorashada cuntada saxda ee korin karta awoodda maskaxadaada, taasi oo si weyn u caawinaysa xusuusta maskaxda iyyo hawlqabadkeeda.

Shaki kuma jiro inuu kaluunku yahay mid aad faa’iido badan u leh, maxaa yeelay wax ku badan acid Omega iyo saliida kaluunka oo ah cuntooyinka ugu muhiimsan ee dhinac maskaxda. Kaluunka laftiisa ayaa usii kala wanagaasan dhinac maskaxada waxa ugu fiican noocyada : Salmon, Saradine, Tuna, Herring, Mackerel iyo Ansjos.

Khudaarta iyo midhaha ayaa iyana ah mid waxtar weyn u leh dhinac shaqada maskaxada . Waxaana ugu fiican khudrada noocayad Canabka, daba case, Mooska, Canbaha, tufaaxa, tamaandhada iwm.

80% ka mid ah maskaxda  wuxuu ka kooban yahay biyo, sidaa awgeed haddii aad biyo bada  cabto waxay dhiirgleinaysa shaqada maskaxda, waxa kale ay ka caawinaysa kana hortgeysa in masaxada qaliin lagaga sameeyo.  waxaana ay dhakaahtiirtu cilmi baadhistaan smayyay ku taliyeen in ugu yaraan aad maalintii cabto laba litir oo baiiyo .