Ximadaha Maanta

0
168
  • Iska Jir waxaad beeranayso, waayo midhaha aad beri goosaneyso. Waa Kuwa farxadda kuu noqonaya.
  • Qudhaanjadu waxay Sonkorta iyo Milixda isku qasmay, ka gurataa sonkorta keliya. Dooro la socodka dadkaย wanaagsansi noloshu macaan kuugu noqoto.
  • Marnaba ha isku mashquulin dadka dhinacaaga danbe ka hadla, sababtoo ah waxay cadeyn u tahay inaad ka guulaysatay.
  • Haddii aad qof jeceshahay aamin ilaa xad, natiijadu waxay noqon inaad hesho saaxiib aad u wanaagsan ama aad qaadato Cashar aad u fiican.
  • Weliga Qofna ha ku nicin nabar jidhkiisa ku yaalla sababtooย  ma sheegayso akhlaaqdiisa waxase ay cadaynaysaa inuu shil ka badbaaday.
  • Haddii aanay Noloshaadu u socon sidii aad jeclayd, ha werwerin waayo waxay u socotaa sidii Allah u qorsheeyay.ย  Xaqiiq Allah Qorshihiisa ayaaย wanaagsan laakiin xidhiidhka Allah (sw) xooji.
  • Muhiim ma aha in laguu sacab tumo markaad timaado waxa muhiim ah in lagu xusuusto markaad tagto.
  • Noloshu waxa in baraysaa in aynaan murugo ku abuuriin dadka ina hareera jooga.