China: Mishiin Casri Ah Oo Timaha Maydhiya, Haddana Feedhaya

0
514

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka China ayaa soo saarayย  makiinada Timaha ka xiirta qofka isla markaana u maydhaysa. Wiilkan ayaa sheegay inay arintan ku keliftay ka dib markii Ayaydii oo xanuunka Faaliga ku dhacay ay mar kasta uga baahatay in loo maydho madaxa isla markaana loo feedho. Wiilkan oo lagu magacaabo Tashan Jank ayaa sheegay inay ku qaadaty muddo 16 sano ah. Waxaana uu sheegay in wakhtigan aanay munaasab ku ahayn in ayaydii ka faaโ€™iidaysato laakiin ay ka faaโ€™iidaysan doonaan dad kale oo badani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here