Hindiya oo Meyd Khalad ah u Dirtey Ingiriiska

0
536

Inan uu dhaley ganacsade Ingiriis ahaa oo lagu dilay Hindiya ayaa sheegtey in meydka booliska Punjab u soo direen ย UK aanu aheyn meydkii aabaheed.
Ganacsadaha la diley oo huteele ahaa ayaa magaciisu ahaa ย Ranjit Singh Power, oo ahaa 54 jir ka tegayย  fWolverhampton, waxaaney aheyd markii ugu danbeysay ee la arkaa isaga oo joogey madaarkaย  Amritsar, Punjab,ย  bishii ย 8 May.
Sukhdev Singh oo ah tagsiile ayaa lagu eedeeyay dilka kadib markii ay booliska sheegeen inuu qirtey dilkaasi ganacsadaha.
Inanta uu dhaley ninka la diley ayaa sheegtey in astaamaha hidde side muujiyeen in aanu aabaheed aheyn meydka la geeyay Ingiirska.
Mr Power meydkiisa ayaa laga helay meel haro ah isaga oo beddelmay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here