Tartanka Gadhka Iyo Shaarubaha ee 2015

0
325

Sanadkan tartanka gadhka iyo shaarubaha ee lagu qabtay  magaalad Leogang ee ku taalla buuraha dalka Austria ayay ka muuqdeen caadooyin iyo dhaqano cusubi oo  ahayd qaabka gadhka iyo shaarubaha loo sameeyay. Tartankan waxa ka soo qayb galay 300 qof oo ka kala yimi 20 dal kuwaasi oo si yaab le hula baxay gadhka iyo shaarubaha. Tartamayaasha ayaa loo qaybiyay 18 kooxood kuwaasi oo tartanka ku gelayay saddex nooc : Shaarubo, Qaybo Gadhka ah iyo gadh buuxa. Waxay ahaa tartan ka duwan kuwii ka horeeyay ee sanadkii 2014 iyo 2013.

Leave a Reply