Ma Haystaan Raashin Maalin Keliya Ay Quutaan!

0
319

Mahadnaq  Alle  (SW) waa inaad badisid, mar haddii aad gurigaaga u fadhido si ammaan ah,oo aad haysato wixii aad raashin u baahnayd iyo raaxo kale.  Si degan aad u daawanayso TV, una dhegaysanayso Idaacadda. Maxaa yeelay waxa badan bulshooyin ku jira dhibaato oo barafka iyo roobka ka sakow aan haysan raashin ay maalin keliya quutaan, iyo ubadkooduna bukaan, isla markaana  aan haysan  hoy ay galaan.
Haddii la weydiiyo waxa ugu qaalisan ee ka maqan wakhtigan waxay ku jawaabayaan nabadgelyo. Waa run,  nabadgelyada ayaa ah tan uu ka dhasho wanaag kasta, xumaan oo dhammi waxay timaadaa marka la waayo nabad-gelyadda.
 

Leave a Reply