Boqor Gaadiidka Dadweynaha La Raaca Shacbigiisa!

0
608

Boqork Norway ayaa gaadiidka caadiga ee dadweynaha sida tareenada iyo basaska adeegsada oo raaca. Mar la weydiiyayย  xagee ayay joogaanย  ciidankii ilaalada u ahaa ? wuxuuย  ku jawaabay waxa ilaalinaya 4 malyuunย  oo qof, isagoo ujeeday shacbiga dalkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here