Eray Xikmad Ah Oo Marna Kaa Farxinaya, Marna Ka Nixinaya!

0
526

Boqor ka mid ah boqoradii Hindiya ayaa maalin u yeedhay wasiirkiisa waxaana uu ka codsaday inuu u soo qoro eray xikmad ah oo haddii uu faraxsan yahay ka cadhaysiiya, haddii uu cadhaysan yahayna ka farxiya.
Wasiirka ayaa usoo qorayย  erayga ah โ€œ Wakhtigani wuu dhamanaayaโ€ย  โ€œThis time will goโ€. Haddii aad farxad ku jirto wuu kaa nixinayaa isagoo kuu muujinaya inuu kaa dhamaan doono, haddii aad murugo ku jirtana wuxu kuย  tusayaa in aanay ahayn wax waaraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here