Ciraaq oo Dhexdhexaadinaysa Iiran iyo Sacuudiga

0
304

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ciraaq Ibrahim al Jaffari, ayaa sheegay in waddankiisa uu diyaar u yahay inuu dhexdhexaadiyo khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Iran iyo Sacuudiga. Isagoo ka hadlaya shir jaraa’id oo uu kula qabtay Tehran, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Mr al Jaffari, ayaa sheegay hadii la ogolaado inay xiisada sii korodho in qof walba uu khasaarayo.
Colaadda sii kordhaysa ee u dhaxaysa Ciraaq iyo Iran ayaa kordhin karta dagaalka ka socda Ciraaq oo ay jiro dagaalo mad-habo diineed.
 
 
 

Leave a Reply