Hoos u Dhaca Sicirka shidaalka

0
415

Sicirka saliida shidaalka caydhiin ayaa hoos uga dhacay soddon iyo shan dollar barmiilkii markii ugu horaysay kow iyo toban sanno.
Iyadoo ay saamaysay shidaalka badan ee suuqa yaala, sicirka saliida caydhiin ee nooca Brent ayaa hadda ka yar soddon iyo saddex boqolkiiba halkii ay joogtay 2014.
Colaada u dhaxaysa Sacuudiga iyo Iran ayaa la filayay inay kor u qaado sicirka, laakiin hoos ayay u dhigtay.

Leave a Reply