Hooyo Japan Ah Oo Ilmaheedii Dhintay Markii ka Haleeli wayday Internetka!

0
478

Booliiska Japan ayaa maalintii Jimcaha ahayd xidhay gabadh 29 sano jirtay , ka dib markii ay ilmaheeda oo buka oo sagaal iyo toban bilood oo keliya jiray kaga mashquushay internetka. Booliiska ayaa cadeeyay in gabadhan ay saarayd masuuliyad hooyonimo oo ay si cad u dayacday. Waxa kaleย  oo booliisku sheegay in ilmaha yar uu bukay oo ay haysay xumad aad u badan iyadoo kaga tagtay sariirta ka dibna ku mashquushay Internetka.
Gabadhan oo lagu magacaabo Yomico Takahashi ooย  shaqo laโ€™aani hayso ayaa sheegtay inay iyadu qoyska ka masuul tahay isla markaana uu wakhtigan hayay murugo badan oo ay muddo badan isku maaweeliso Internetka ka dib markii ay shaqo laโ€™aani ku dhaday.
Waxa kale oo gabadhan hore uga dhintay wiil yar oo ay dhashay oo 4 sano jiray ka dib markii uu ka soo dhacay dabaq guriga. Waxaana booliiska hadda baadhaya sababta gabadhan caruurteeda ay u dayacayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here