Mareykanka oo Cunaqabateyno Cusub ku soo Rogey Iiraan

0
378

Maraykanka ayaa cunaqabateyno hor leh ku soo rogey shirkado  iyo shakhsiyaad Iiraaniyiin ah kuwaasi oo lagu beegsanayo tijaabadii dhaweyd ee gantaalaha ballistikada ah.
Cunaqabateynaha cusub ayaa waxa ay ka hor istaagayaan adeegsiga nidaamka bangiyada mareykanka, waxaana kuwaasi la saarey cunaqabateynta  lala xidhiidhinayaa barnaamijka gantaalaha.
Tallaabadan ayaa soo baxday kadib markii la qaaday xayiraadihii caalamiga ahaa taas oo qeyb ka ahayd heshiiskii nukliyeerka ee madaxweyne  Barack Obama bogaadiyay axadii isaga oo ku tilmaamay guul.
 

Leave a Reply