Daraasad: Nolosha Yurub Dalkee Ugu Wanaagsan?

0
461

Wargeyska sharul awsad ayaa daabcay warbixin lagu qiimeeyay nolosha dalalka Yurub iyo sida ay ukala nolol jaban yihiin. Warbixintaasi ayaa sheegtay in Spain ay tahay dalka ugu nolosha Jaban dalalka Yurub, halka Swiisarland ay tahay tan ugu nolosha qaalisan.
Spain ayaa qiimaha nolosha ka jaban magaalada Newyork ee Maraykanka 1/3 sadex meelood meel. Daraasadda ayaa laga sameeyay cuntada, kirada guryaha , isgaadhsiinta, Huteelad iwm. Waxayna noqotay halka shay ee Newyork ka jooga $ 100, inuu Spain ka taagan yahay $ 32 iyagoo isku mid ah, dhinaca model  (nooca) iyo dhinac tayadaba (Quality).

Leave a Reply