Jaban Oo Nin Aalad Ah U Dirtay Ka Qayb Galka Shir Caalami Ah

0
382

Shirkii dawladaha caalamku isugu yimaadeen ee lagaga doodayay horumarka cilmiga ayay dawlad kastaa u soo dirtay wakiil iyada ka socda.
Laalkiin dawladda Japan ayaa iyadu shirkaasi si ay u muujiso horumarka cilmiga ee ay gaadhay u soo diratay nin aalad ah oo ka qayb gala. Nasiib daro markii shirka badhtamihiisa lagu jiray ayuu cadhooday oo uu ka baxay shirkii. Markii la weydiiyay sababtana wuxu ku jawaabay wakiilka Sacuudiga ah ayaa i halaagay. Waxan dad badan yaab ku noqotay sababta uu uga cawday ninkan Sacuudiga oo keliya, Laakiin haddana waxa la ogaaday in alaadahu ay marar badan fashil ka keenayaan wixii looga baahnaa inay qabataan.

Leave a Reply