Nolasha Kaymuhu Waa Sida Loo Kala Xoog Weyn Yahay!

0
295

Kaymaha waxa ka dhaca arrimo aan xad lahayn oo mararka qaarkood aan la rumaysan Karin. Xayawaanku ma adeegsadaan caqli laakiin waxay adeegsdadaan xoog, sidaas darteed midba kan uu ka xoog weyn yahay wuu ka adag yahay inkasta oo ay siyaasadi weheliso.
 
Dameer dibadeedku wuu xoog badan yahay laakiin waa xayawaan fulay ah oo marka uu libaaxa arko ka firdhada.  Laakiin sawirkan waxa uu ahaa Gool doonaysay inay ugaadhsato dameerkaasi lakaiin wuu iska celiyay, isla markaana wuxuu dhigay dhulka, waanu ka xoog batay. Waxaana uu ku dhex tuuray biyaha webiga taasi oo iyana dirqi kaga fakatay inay ku hafato. Dameerkaasi ayaa ka nabad galay Libaaxadaasi. Waxase la is weydiiyay sidaasi ma yeeli doonaan dameer dibadeedka kale.

Leave a Reply