Dugsi Wax lagu Baro Daayeerada!

0
276

Dalka Shiinaha ayaa laga furay dugsi lagu tababaro Daayeerada, kuwaasi oo lagu baro culuumta kala duwan. Waxaana ugu muhiisan aqoonta la baro farsamooyinka ay dadka ku caawin karaan.  Dad  badan ayaa dusgsigan keensaday daayeeradooda si loogu baro nidaamkii iyo habkii ay ugu shaqaysan lahaayeen ugana faa’iidaysan lahaayeen.  Dugsigan oo aad loo qalabeeyay ayay dad badani soo dhooweeyeen.

Leave a Reply