Bill Gate Oo Qunbulad Ku Qarxiyay Caruurtiisa

0
269

Ninka dunida ugu taajirsan Bill Gate ayaa go’aansaday in aanay caruurtiisu dhaxlin hantidiidsa mark auu dhinto. Bill Gate ayaa intaasi ku daray inuu doonayo inay iyagu naftooda dhisaan oo samaystaan shaqooyin u gaar ah.
Waxaana uu intasi raaciyay isagoo u waramayay Idaacadda 4 inuu hantidiisa badanakeeda uu uga tegi doono gabadhiisa Milanda. Bill Gate ayaa hantidiisa shirkadiisa Microsoft lagu qiyaasay 82.2 billion oo dlloer taasi oo dalal badan ka dhaqaale saraysa.
Bill Gate iyo  gabadhiisa ayaa sanadkii 2007 dalka Maraykanka looga aqoonsaday dadka ugu deeqsisan dalka Maraykank markii ay sadqad u bixyeen lacag dhan 28 Billion oo doller, kuwaasi oo ay ku caawiyeen hay’ado samafal.

Leave a Reply