Todobaadkii Shaqada Ugu Horeeyay Ayuu Seexday

0
253

Markii uu muddo badan shaqo la’aani haysay ayuu shaqo ka helay shirkad weyn, laakiin nasiib daro xidhiidh fiican lama samayn shaqaaalha , wuxu ku dadaalayay inu raali geliyo maamulka. Haddaba todobaadkii ugu horeeyay oo ay shaqaalahu la yaabanayeen sidan uu u qabsady ayuu wakhiga duhurka ku lulooday shaqadii.
Ninkan oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa jebiyay sharcigii shaqada ee shirkadaasi sida lagu daabacay wargeyska the Mirror. Saaxiibada shaqada ayaa toosin laakiin iyagoo ximanayay awgeed ayay fursdaasi uga faa’iidaysteen inay sawio ka qaataan oo u baahiyaan baraha Interntaka. Waxayna u arkayeen shaqaalauu inay k aguulaysteen nin isaga dhigayay maamulka qofka keliya ee daacadda ah, shaqadana hagaya.

Leave a Reply