Daanyeero loo xidhay Tuugo, Oo Maxkamad La Saarayo

0
267

Markii ay cabashada ka imanayasy dadka degan magaalda Bobay ee dalka Hindiya ay socotay iyagoo ka cabanayay in laga xado dharkooda isla markaana laga googooyo barkimooyinka kuwaasi oo ay geystaan daayeero.
Booliiska ayaa hawl geliyay dad aqoon u leh hawshaasi oo daba gal ku sameeya. Sida ay sheegatay wakaaladda wararka Farance dad badan ayaa isugu soo baxay caasimadda ganacsiga HIndiya markii la qabtay tuugtii oo noqday Daayeero tababar lagu siiyay inay soo xadaan alaabooyinka iyo raashinka , kuwaasi ooay adeegsanayeen dad gaar ahi.
Markii la qabtayna waxa loola dhaqmay sida aadamiga oo kale iyadoo si arxan daran loo xidhay oo loo garaacay. Ugu danabystiins abooiiika ayaa jeelka dhigay.
Booliiska ayaa sheegay inay dhowaan maxakmada u gudbin doonaan, iyadoo la baadhayo dadkii ku shaqaysan jiray Daayeeradan

Leave a Reply