Barnaamijyada Ma Rabo Shaqo , Laakiin Raaxo! By admin - February 24, 2016 0 498 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ka yeel ujeedada noloshaada raaxo iyo nasasho. Inta badan iska hurud waayo sariirtu waa boqortooyo Shaqada waa muhiim, laakiin weligaa ha u dhowaan. Shaqada aad maanta qaban lahayd saadambe u dhig. Shaqo yar qabo laakiin waa inaad raaxo hesho.