Xayawaanka Araga Ayaa Halbowle u Ah

0
368

Wargeyska Kyoum ayaa daabacy Libaax xarun xayawaan joogay oo madax la galay Foosto. Libaaxaasi ayaa dhibaato weyn ku dhacday ka dib markii ay libaaxyadiisa kalena  ka baqdeen. Shaqaalaha xarunta ayay ku adkaatay inay ka saaraan foostada madaxa liibaaxaasi. Libaaxa ayaa cadhooday oo cid kasta oo u soo dhowaata cabsi gelinayay. Shaqaalaha ayaa ku tilmaamay inuu galay heer waali ah oo sida wax looga qabtaa ay adkaanayso, maxaa yeelay waxa ka maqan aragii uu ku kala garanayay dadka waxyeelada u geysanaya iyo saaxiibadiis.

Leave a Reply