Cabitaanka Bunka Ka Horaysii Raashin!

0
328

Goorma ayaad Bunka ama shaah cabtaa? daraasad cusub oo la soo saaray dhawaan ayaa dadka uga digtay in aanay cabaan shaah ama bunka iyadoo calooshoodu  madhan tahay. Daraasada ayaa sheegtay  inay jiraan dad badan oo subixii marka ay toosaan quraacada ka hor caba bunka ama shaah. Dadkasi oo Mararka qaarkood sidaasi ku shaqo taga iyagoon aan quraacan.
Daraasadda ayaa talooyinkan usoo jeedisay dadkaasi: 1- In ka hor cabidda shaah ama bunka la qaato biskut haddii aanay jirin cunto kale. 2- In Caano lagu daro shaah ama Bunka. 3- waxa aan fiicnayan inaad ka badiso maalintii laba koob bunka taasi oo sababi karta wadno xanuun. 4- waxa wanagaasan in la isticmaalo Bunka ka madhan lactose.

Leave a Reply