Halis Ayuu Ku Muujiyaa Geesinimadiis!

0
316

Qabiilada degan dalka Yamane ee Saraaniiq ayaa dhaqan u leh in sanadkii ay qabato caado ciyaareed uu ninku ku soo bandhigo booto aad u saraysa oo lala yaabo, taasi oo dhinac kalen muujisa raganimadiisa iyo fariidnimadiisa. Weriye halkaasi booqasho ku tegay ayaa sheegay in bootadan ay xataa ka heer sarayso tan Olympic. Waxa la safayaa tiro awr uu la rabo inuu si dhakhso ah uga boodo.ย  Qaarkood waxay ka boodayaan hal awr, kuwo kalena laba ama saddex ayay si mucjiso ah uga boodayaan.

Leave a Reply