Waxaan Tixgelin U Haynaa Dumarka Muslimiinta

0
551

Sanad kasta bisha Feberweri 1-da markay tahay dumarka Austeriliyaย  ee aan islaamka ahayn ayaa xidha xijaabka dumarka muslmiinta 24 saacadood, taasi oo ay caado ka dhigteen, iyagoo ku mara dariiqyada iyo suuqyada.
Dumarka ayaa sheegay inay tani ku xusayaan kuna taageerayaan xaqa ay gabadha muslinka ahi u leedahayย  xidhashada xijaabka. Waaxanay aritani sameeyaan iyagoo aan dawladu ku soo faro gelin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here