Kaalmadii Ra’iisal Wasaaraha Iyo Doonidii Qaraqantay!

0
287

Edward Heath oo aha Ra’iisal wasaarihii Ingiriiska ee sanadadii sanadkii 1974 -1976 ayaa arrin yaab leh la kulmay , ka dib markii bishii August 28, 1974 , uu ka caawiyay nin qoraa ahaa buug uu soo saarayay oo magaciisu ahaa “ Doonidii la waayay”.

Laakiin kaalmadiisa shan maalmood ka dib ayaa la qaraqantay dooni u lahaa Ra’iisawal oo lagu magacaabi jiray “ Daroortii subaxanimo”.

Leave a Reply