Raashinka iyo sharaabka kulul ayaa unugyada jidhka u sahla inuu kansarku ku dhaco gaar ahaan hab dhiska dheefshiidka. Rasuulka Allah (scw) aya inoogu sheegay xadiiskan in raashinka qaboobi wanaagsan yahay โ Qaboojiya Raashinka, Raashinka kululi barako ma lehโ ( Xaakim) Wargeyskaย Lancet Oncology ee caafimaadka wax ka qora ayaa in shaaha kulul uu yahay kan sababa kansarka cunaha iyadoo ay sabab u tahay Uumiga kulul ee xad dhaafka oo aanay awood u lahayn afka iyo marinda hawada ee jidhka.
Wargeyska oo soo xignayay daraasad arinkan laga sameeyay ayaa sheegay in raashinka u wangaasani uu yahay kana aan kulayl iyo qabow xad dhaafa midna lahayn ee dhexdhexaadka ah.























