Xikmadaha Maanta

0
639

โ€œCeebta baniโ€™aadamku waa in ay ammaan jecel yihiin, qof kastana ammaanaan, sidaa awgeed qofka khaldama dhakhso ayuu u illaabaa khaladkiisaโ€.

โ€œMar kasta oo ay gabadhu bulshada ku dhex yeelato sharaf iyo soo dhaweyn, waxa ay muujinaysaa wanaagga iyo karaamada odaygeeda. Gabadh waxa ugu weyn ee kor u qaaddaana waa dhowrsanaanteedaโ€.

โ€œDhibaatooyinka nolosha ee aadamaha soo food saara kuwooda ugu badani waxa ay ku yimaaddaan, iyagoo oo ku degdega erayga ah Haa ama Maya iska jir labadaasi eray degdegoodaโ€.

โ€œHaddii dadka qof kasta uu ka hadlayo waxa uu garanayo oo kaliya, meel ka dhacu wuu joogsan lahaaโ€.

โ€œCilmi yar oo anshax iyo akhlaaq leh ayaa ka wanaagsan aqoon badan oo dhaqan xun iyo edeb darro hagaysoโ€.

โ€œBaahida dhabta ah ee aadamuhu way yar tahay, laakiin waxa ku dhacay xanuun maskaxda ah oo u sheegaya baahi aan dhamaanaynโ€.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here