Dugsi Sameeyey Maalin Arday kastaa Hooyadii Cagaha u Maydhayaan

0
521

Mid ka mid ah dugsiyada dalka Indonisiya ayaa sameeyay maalin gaar u ah hooyooyinka dhalayay ardayda dugsiga dhigta. Dugsigan ayaa maalintan waalidka ku marti qaada dugsiga waxayna u diyaariyaan goobaha ay faadhiistaan iyo biyo iyagoo ardayda dibedda u soo saara isagoo mid kastaa hooyadii u maydha cagaha.

Maamulka dugsiga ayaa sheegay inay arrintan uga jeedaan inay hirgeliyaan xadiiska ah โ€œJanadu waxay ku jirtaa gomadaha hooyadaโ€ iyo weliba iyagoo sheegay inay ardayda ku abuuraayn kal gacalka waalidnimo oo u baahan in la dareensiiyo ubadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here