Miyaa La Ogaaday Masiibooyinka Barmuuda?

0
367

Kooxd cilmi baadhayaal ah oo ka socday dalal kala duwan ayaa cadeeyay in deegaanka saddex xagalka Bermuda ay hoostiisa ku taallo Buur weyn taasi oo ah tan sababtay dhamaan masiiboyinka halkaasi ka dhacay.

Saddex  xagalkan Barmuda oo loo yaqaan sadex xagalka shayadaanka ayay cilmi baadhayasha arimaha qarsoon intaasi ku dareen in qiyaasta saddex xagalkani oo 1500 km kuna yaalla  badweynta Atalantiga ah ay fidsan tahay Buur weyn oo  sida muraayadda ah.  Inkasta oo ay sidaasi sheegeen cilmi baadhayaasha ka sheqeeya waxyaabaha qarsoon, haddana dad badan ayaa aaminsan in arinka Barmudda aanu ahayn mid lagu ku leh buur iyo shaydaan midna ee ay tahay arrin ay sameeyaan ciidamada Maraykanka oo saldhigyo ku leh gobolda u dhow deegaanka Barmudda.

Leave a Reply