Maxaa Sabab In Masku Carrabkiisa Soo Saaro Mar Kasta?

0
553

Maska ayaa si joogto ah carabkiisa uu soo saara, culimo badan aya markii hore aaminsanyd inay tahay difaaciisa oo uu diyaarsanayo, laakiin mar danbe aya la ogaaday in masku aanu lahayn dareemaha urinta ee sanka  sida awgeed u yahay Carabku dareemaha urintiisa.

Waana taasi tan keentay inuu mar kasta hawada usoo saaro si uu ugu adeegsado garashada deegaanka ku xeeran waxa jooga ama ka socda, waxaan jira unugyo afkiisa ku yaalla oo isla markiiba shaandheeya una gudbiya maskaxdiisa iyaduna waxay cadaysa halka ay urtaasi ka soo baxayso iyo waxa uraya nooca uu yahay ka dibna halkaasi  ayuu waajaha..

 

Leave a Reply