Heshiiyada Baadda Ah Ee Dunida Ugu Yaabka Badan!

0
454

Madaxweynihii u horeeyey ee Maraykanka G. Washington ayaa sexeexday heshiis lagu qoray luqadda Turkiga oo Dawladii Cusmaaniyiinta uu ku siiyay lacag baad ahayd oo dhamayd 642 kun doller, oo dahab ah,  bishii September sanadkii 1795. Lacgatasi wuxu u bixiyay inay dawladii Khilaafada Islaamka ee Cusmaaniyiinta oo wakhtigaasi xoog ciidan oo weyn dunida ku lahayd inay soo dayaan bad mareeno iyo doonyo Maraykanku leeyahay oo ay ku qabteen baddan cad.

Waxa kale oo uu heshiiskaasi lagu daray daray in aan ciidamada Badda ee Cusmaaniyiintu aanay usoo dhowaan Xeebaha Maraykanka.

Waxaana la sheegay inay ahayd heshiisyada yaabka badan ee dunidan ka dhacay iyadoo dhinaca kalena Maraykanka ay noqotay markii ugu horaysay iyo markii ugu danbaysay ee uu dawlad siiyo lacago baad ah.

 

 

 

Leave a Reply