Cunista Kalluunka Oo La Caddeeyay Inuu Faa’iido Badan u Leeyahay Jidhka

0
283

Cunista Kaluunka Oo la Cadeeyay Inuu Faa’ido Badan U Leeyahay Jidhka Dadka waliba Qofka Cunaa Ka Xoog Weenyahay Ka Isticmaala Hilibka Adhiga. Kaluunka Oo la Cadeeyay Inuu Faa’ido Badan U Leeyahay Jidhka Dadka waliba Qofka Cunaa Ka Xoog Weenyahay Ka Isticmaala Hilibka Adhiga.

cabdilahi csimaan samsamle Cunista Kaluunka Oo la Cadeeyay Inuu Faa’ido Badan U Leeyahay Jidhka Dadka waliba Qofka Cunaa Ka Xoog Weenyahay Ka Isticmaala Hilibka Adhiga. Cunista Kaluunka Oo la Cadeeyay Inuu Faa’ido Badan U Leeyahay Jidhka Dadka waliba Qofka Cunaa Ka Xoog Weenyahay Ka Isticmaala Hilibka Adhiga.Dadka ku nool dalka Somaliland ayaa leh cunto illhay siiyay oo ku jirta bada alle wayneeyay ee somaliland lakiin aan isticmaalin badan koodu cunista ama ka ganacsiga kaaluunka oo ah hilib aad u fiican.

Kalluunku waxaa uu leeyahay boqol micne oo kala duwan iyo noocyo kala gadisan oo aanan halkan ku soo koobo karayn lakiin aan idiin soo gudbin doono maqaal kayga danbe.

Kaluunka waxay Micinihiisu uu yahay hilibka awooda leh ee fiican waxaana dalka somaliland laga helaa dhamaan qaybihiisa kala duwan lakiin dadka ayaan aqoon madaama aan nahay dada ahaan jiray xoolo dhaqato oo ku noolahay hilibka xoolaha nool waligeena istic maali jirnay oo ay adagtahay in si degdega ah looga tago cunista hilibka xoolaha nool. Waxaa Jirta sida aan wada ogsoonahay inaan bada somaliland cidina ka guran kaluunka iyo kahyraadka kale ee xalaasha ee ku dhex nool biyaha alle dhigtay meesha.

Maxaa looga baahanyahay dadka reer somaliland inay fahmaan?,Cunta la.aani kama jirto dalka ee inoo dhaqaajiya dhinaca bada si aan uga helo cuntoda alle dhigay ee bilaashka ah.

Dhanka dawlada iyo wasaarada kaluumaysiga waxaa looga baahan yahay inay dadka waciyi galin dheeraad ah siiyaan waliba ay dalka u raadiyaan sidii dab laydh (lights) jaban loogu helilahaa si ay uga faa’idaystaan kaluunka bada iskaga jira ee aan cidina guran taasi waxay keeni karta in reer waliba gaadhi samysto kuna soo qaato kaluun kadibna ay gashadaan taalagada oo kaga maarmaan hilibka hadii ay awoodi kari wayaan iibsigiisa kana helaan caafimaad ka fiican kan ay hada ku sugan yihiin

(Illahay ayaa bixiya caafimaadke).

Ku darso hilibku waxaa uu leeyahay xanuuna badan sida aad la wada socotaan madaam (fat) baruur badani ay ku jirto lakiin kaluunku malaha waxaas ee waxaa uu leeyahay faa’ido badan waana macaan oo hadii aad baratid qaabka loo kariyo ee loo habeeyo waligaa lagama yaabo in wax kale kaa daadagaan.

 

Leave a Reply