Xikmadaha Maanta

0
413

Nolosha waxay ina bartay in shaqada wanaagsani aad uga fiican tahay hadalka wanaagsan ee kaliya.

Waxayย  ina bartay in qofka guusha gaadh yahay kan sabirka iyo dulqaadka bada

Waxay ina bartay in tijaabada badan iyo quusta farqi weyn u dhexeeyo.

Waxay ina bartay in markaad qoslayso dunida kula qoslayso, laakiin marka oohinta kulama ooyaan.

Waxayย  noloshu ina bartay in hubka ugu weyn ee qofku yahay sabirka iyo wakhtiga.

Waxay ina bartay in qofku jabay marka uu joojiyo dadaalkiisa.

Leave a Reply