Kibirka ayaa Guul-darrada Keena!

0
438

Madaxweynihii dalka Paraguay ee lagu magacaabi jiray Francisco Solano López oo dalkaasi xukumayay intii u dhaxaysay 1862–1870 ayaa ahaa nin kibir badan oo aad u jeclaa hogaamiyihii Faransiiska ee qabsaday dalalka Yurub intooda badan, caanna ka noqday.

Marshal Francisco Solano López  wuxuu ahaa, isla markaana uu aaminsanaa inuu yahay  Nebilyoonki Latin America, wuxuu ahaa taliye ciidan oo sare, wuxuu sameeyay wax kasta oo uu sameeyay Nabelyon, xataa dharkii iyo qaabkii uu lebisan jiray ayuu sameeyay.

Weligii dagaal ma gelin Lopez, waxaana uu yidhi “ mar hadaan Nebilyoon ahay waa inaan sidii Nebilyoon u weerari

Leave a Reply