Wasiirku Xigeenka Waxbarashadda oo Laba Agaasime Waaxeed U Kala Tiriyay Xilkii

0
251

Hargeysa (Dawan) Wasiirku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska mudane Cabdilqaadir Maxamuud ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay agaasimaha cusub ee maamulka iyo lacagtii iyo kii hore
Munaasibadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday xarunta wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland.
Waxaana munaasibadii ay labadan masuul xilka kula kala wareegayeen ka soo qayb galay badi masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo sayniska, shaqaala weynaha wasaaraddaasi iyo marti sharaf kale.

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply