Daawo:– Suldaan Naasir oo Baaq-nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee ku Diriray Deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool

0
300

Hargeysa (Dawan) Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil kana mida sulaadiinta reer Somaliland ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee Koonfurta gobolka Sool, islamarkaana waxaa uu ku adkeeyay inay nabada qaataan oo ay colaada joojiyaan.
Suldaan Naasir waxaa uu xukuumadda talada dalka heysa uu u soo jeediyay in sidii ay ugu gurmaadeen beelihii diriritu ku dhexmartay deegaanka Ceel-afweyn inay kuwana ugu gurmaadan.

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply