Daawo Nuxurka Fariin Ay Hawadda U Mariyeen Xubno Ka Mida Wariyayashu Labada Beelood Ee Ku Diriray Deegaanka Gobolka Sool

0
271

Hargeysa (Dawan) Qaar ka mida wariyayaasha ka hawlgala gudaha magaalada Hargeysa ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Dhumey ee gobolka Sool.

Waxaanay beelahaasi ugu baaqeen inay isu tanaasulaan oo ay xabada joojiyaan oo ay nabada qaataan.

Waxaanay wariyayaashani u soo jeediyeen odayaasha dhaqanka ee deegaanka iyo waliba warbaahinta ka hawlgasha deegaanka inay qayb libaax leh ka qaataan sidii ay isugu jiidilahaayeen, ee ay arrimaha ugu dadaali lahaayeen inay sulux ku dhameeyaan.

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply