Guddoomiyaha Degmada Sheekh Oo Kormeer Ku Tegey Dhismaha Jaamacadda Degmada Sheekh.

0
750

Berbera(Dawan) Guddoomiyaha degmada Sheekh ayaa kormeer ku tegey dhismaha jaamacadda  Sheekh ,taas oo hadda dhismaheedu socdo.

Guddoomiye Ibraahim Cabdilaahi Cabsiiye iyo xubno ka tirsan xildhibaanadda Golaha degaanka ee degmada Sheekh ayaa kormeerkoodan kaga xog waraystay shaqaalaha gacanta ku haya dhismahaasi  halka uu maraayo dhismahani.

Leave a Reply